DHEGEYSO:Kalkaaliyaasha iyo Dallada barasaabyada iyo Wasaarada caafimaadka oo wada hadlay

0
83

Kalkaaliyaasha ayaa sheegay inay dallada gavanarada iyo wasaarada caafimaadka ka wada hadleen waxyaabaha ay tabaniyaan qaar ka mid ah. Sida kalkaaliyaasha ku shaqeynaye qandaraas ayaa helay warqadaha ay si rasmi ah ugu shaqayn lahayeen. Xoghayaha Guud ee Ururka Kalkaliyasha Seth Panyako ayaa sidasi sheegay mar uu saxaafadda la hadlay gooor sii horeysay.