Qaar ka mid ah dhallinyarada ka kala yimid meelo kala duwan oo dalka ah ayaa ka qayb galay bannaanbaxyo nabadeed oo ka dhacay meelo kala duwan oo ka tirsan deegaanka doorashada Borabu, ee Ismaamulka Nyamira.
Bannaanbaxyada ayaa looga gol lahaa in dhallinyarada lagu dhiirrigeliyo inay si weyn uga qayb qaataan diiwaangelinta codbixiyayaasha, isla markaana ay iska diiwaangeliyaan inay noqdaan cod-bixiyeyaal.
Dhallinyarada ayaa sidoo kale lagu boorriyay inay si firfircoon uga qayb qaataan arrimaha dimuqraadiyadda iyo doorashooyinka soo socda.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Dhallinyaro ka qayb gashay bannaanbaxyo nabadeed oo ka dhacay Borabu, Nyamira




