Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Wasiirka Amniga Soomaaliya oo ka hadlay amaniga Doorashada By star - January 21, 2021 0 486 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Wasiirka wasaarada Amniga Soomaaliya Xassan Xundumeey ayaa sheegay Inkastoo doorashada goobaha lagu qabanayo ay ka badan yihiin sidii hore hadana ay diyaariyeen ciidamo ku filan sugida amaanka doorashada.