DHAGEYSO:Taliska xoogga dalka Soomaaliya oo la wareegay tuulooyin gobolka Bakool ka tirsan

0
562

Taliska Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa inay deegaano dhowr ah kala Wareegeen Al-shabaab ka dib dagaal Gobolka Bakool ku dhexmaray Ciidamada Xoogga iyo Xubno Shabaab ah.
Taliyaha ururka 260-aad guutada 9-aad ee Qaybta 60-aad Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa sheegay inay Al-shabaab kala Wareegeen Tuulooyin dhowr ah oo hoostaga degmada Waajid ee Gobolka Bakool.
Tuulada Lafaale iyo deegaano kale oo ku teedsan ayay Ciidamada Xooggu kula Wareegeen Dagaal ay shabaab la galeen.