Mareykanka oo ku rajo weyn in la soo afjari doono dagaalka Iran

0
183

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka Marco Rubio ayaa u sheegay wariyeyaasha in Washington ay jawaab ka heli doonto Iiraan taasi oo ku aadan soo jeedinta Mareykanka ee lagu soo afjarayo dagaalka.
Dhinaca kale Wakaaladda wararka ee Fars ee Iiraan ayaa ku warantay “isku dhacyo isdaba joog ah” oo u dhexeeya ciidamada badda ee Iiraan iyo Mareykanka ee ku sugan Gacanka Hormuz.