Wararka Kenya DHAGEYSO:1,300 oo dhalinyaro ah tababar iyo la-talin ku saabsan ganacsi- abuurka By star - April 25, 2026 0 65 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp 1,300 oo dhalinyaro ah ayaa la siiyay tababar iyo la-talin ku saabsan ganacsi-abuurka ka dib markii ay ka faa’iideysteen lacagaha NYOTA ee uu bixiyay madaxweynaha dalka William Ruto. Dhalinyarada ayaa barnaamijkan uga mahadceliyay dowladda. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2026/04/Nyota.mp3