Wararka Kenya Kenya oo ku biirtay xuska Maalinta Caalamiga ah ee Kaymaha By star - March 21, 2026 0 195 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Kenya ayaa ku biirtay xuska Maalinta Caalamiga ah ee Kaymaha Daneeyayaasha ilaalinta deegaanka ayaa geedo ku beeray ismaamulka Murang’a In ka badan 2,000 oo geed oo asal ah ayaa lagu beeray biyo-xireenka Ndakaini. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2026/03/Muranga.mp3