DHEGEYSO:Xildhibaanka Koonfurta Wajeer oo kormeer ku tagay degmada Griley

0
117

Dadka ku nool degmada Griley ee ismaamulka Wajeer ayaa loo sameeyay ceel biyood.
Waxaana halkaas kormeer ku tagay xildhibaanka Koonfurta Wajeer Mohamed Cadow oo ka warbixiyay xaalada adage e abaarta ah ay wajahayaan dad deegaanka Wajeer.