DHEGEYSO:Madaxda gobolka waqooyi bari oo baaq loo diray

0
188

Mid ka mid ah waxgaradka ismaamulka Garissa ayaa ugu baaqay madaxda gobolka waqooyi bari in ay gargaar gaarsiiyaan bulshooyiinka nugul oo ay abaarta saamaysay maadaama bisha barakaysan ee Ramadan fooda inagu soo hayso.