DHEGEYSO:Kalonzo oo digniin u diray hoggaamiyeyaasha Kitui

0
108

Hoggaamiyaha Xisbiga Wiper Kalonzo Musyoka, ayaa digniin culus u diray qaar ka mid ah hoggaamiyayaasha Golaha ismaamulka Kitui ee la safan xisbiga United Democratic Alliance UDA isaga oo ku eedeeyay inay wiiqayaan rabitaanka iyo danaha shacabka. Tallaabadan ayaa loo arkaa in Kalonzo uu ku adkeeyay xakameynta codadka ka soo horjeeda ee gudaha deegaan siyaasaddiisa.
Sidoo kale, Madaxweyne ku xigeenkii hore Rigathi Gachagua ayaa bulshada Maasai ku boorriyay inay taageeraan mucaaradka midaysan, isaga oo sheegay in midnimada ay muhiim u tahay fulinta ajandaha horumarineed ee bulshada.