DHEGEYSO:Hadal ka soo yeeray Oburu Odinga oo dhaawacay hogaamiaasha Mt Kenya

0
174

Hadalka hoggaamiyaha ODM Dr. Oburu Oginga ee ahaa in xisbigu uu bartilmaameedsanayo kursiga madaxweyne ku xigeenka doorashada GUUD ee soo socota, ayaa dhaawacay hoggaamiyeyaasha UDA, gaar ahaan kuwa ka soo jeeda gobolka bartamaha ee dalka Mt Kenya.
Hoggaamiyayaashu waxay sheegeen inaysan waligood aqbali doonin in Professor Kithure Kindiki laga qaado xilkaas doorashada soo socota.
hoggaamiyeyaashu waxay ku adkeysanayaan inay kalsooni ku qabaan Kindiki si ay u sii haystaan kursiga tartanka xiga.