DHEGEYSO:Qareeno sameeyay dibadbax

0
112

Qareenno iyo dhalinyaro ayaa mudaaharaad sameeyay maanta.
Waxay ka cabanayaan faraxumaynta haweenka loogu gaysanaya goobaha shaqada
Waxay weydiisanayaan ururka qareenada ee dalka LSK inay wax ka qabato kiisaska noocaas ah
LSK waxay kula talisay dambi baarayaasha dalka ee DCI inay soo farageliso oo ay baarto arrintan.