Weerarada Israa’iil oo lagu bartilmaamedsaday Qaza iyo Daanta Galbeed ee la haysto ka hor kulanka Trump iyo Nentanyahu

0
286

Duqeynta cirka iyo madaafiicda Israa’iil ayaa bartilmaameedsatay meelaha ay gacanta ku hayaan ee bariga magaalada Khan Younis.
Kooxdii toddobaad ee bukaanada iyo dadka dhaawacmay ayaa ku soo laabtay Qaza iyagoo maraya isgoyska Rafah Talaadadii.
Ciidamada Israa’iil ayaa si laba jibaaran u bartilmaamedsaday deegaannada Daanta Galbeed ee la haysto ka hor kulanka la filaayo inuu maanta dhex maro madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo Benjamin Netanyahu.