DHEGEYSO:Kathuri Murungi oo barasaabyada diidan inay horimadaan guddiyada Senate-ka ugu baaqay inay is casilaan

0
290

Ku xigeenka afhayeenka aqalka Senate-ka ahna senatorka laga soo doortay dowlad deegaanka Meru Kathuri Murungi ayaa ugu baaqay barasaabyada diidan inay ka soo hormuuqdaan guddiyada aqalka sare inay xilka iska casilaan.