Madaxweyne ku xigeenka dalka Kithure Kindiki ayaa uga baaqay darawalada inay ka taxadaraan waddooyinka xilligan ciidaha masiixiyiinta si looga fogaado shilalka.
Waxaa uu darawalada uga digay iney jabiyaan sharciga waddooyinka u degsan.
Hadalka madaxweyne ku xigeenka dalka ayaa imaanaya iyadoo saacadihii ugu dambeeyay ay dalka Shil ugu dhinteen 31 ruux.
Home Wararka Kenya DHEGEYSO:Madaxweyne ku xigeenka dalka oo baaq adag ka soo saaray shilalka waddooyiinka




