DHEGEYSO:Madaxweyne Ruto oo baaq u diray Mucaaradka

0
142

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa ugu baaqay mucaaradka iney joojiyaan dhallisha faraha badan hadii aysan dalka gaarsiineyn heerka koowaad ee dunida.
Waxaa uu mar kale ku celiyay madaxweyne Ruto inuu diyaar u yahay in Kenya oo ku hoggaamiyo heerka dalalka koowaad ee dunida.
Mar uu arrimahani ka hadlayay waxaa uu Yiri.