Nin ku dhex dhintay Xabsi ku yaala Meru

0
140

Qoys ku nool ismaamulka Meru ayaa raadinaya cadaalad ka dib markii mid ka mid ah qoyskooda uu ku geeriyooday xabsiga dhexdiisa.
Silvester Mwenda wuxuu dhintay maalmo ka dib markii lagu xiray magaalada Maua ee Meru.
Qoyskiisa ayaa sheegaya in ay xireen baarayaasha DCI kadibna Meydkiisa laga helay qolka meydadka ee isbitaalka heerka afaraad ee Nyambene.
Dhacdooyiinkan oo kale ma ahan mid ku cusub dalka iyadoo marar badan la soo tabiyay in eedeysane loo xiray kiis uu ku dhex dhintay xabsiga dhexdiisa taasi oo dhalisay cambaareyn