Ugu yaraan 104 qof oo rayid ah ayaa ku dhintay weeraro diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Drones-ka ah oo ka dhacay gobolka Kordofan ee Suudaan iyadoo dagaalka u dhexeeya kooxaha militariga ee iska soo horjeeda uu gaaray heerkii ugu sarreeyay ee dagaalka sokeeye ee ba’an ilaa sannadkii saddexaad.
Iska horimaadkan ayaa barakiciyay tobanaan kun qof iyadoo tirade dhaawacyada ay buux dhaafisay xarumaha caafimaadka oo ay horey u dhibaateeyeen faafitaanka daacuunka, iyadoo dagaalka uu ka wareegayo Darfur ee galbeedka una wareegayo gobolka dhexe ee ballaaran ee Kordofan.




