DHAGAYSO: Beeralayda Kiambu oo laga taageray wax soo saarka beeraha

0
140

Dowladda ismaamulka Kiambu ayaa bilaawday qaybinta wax soo saarka beeraleyda.
Beeralaydu waxay heleen abuurka galleyda, digirta, iyo bacriminta la xaqiijiyay.
Waxaa ayna kaga mahadceliyeen baarsaabka ismaamulka Kiambu Wamatangi.