Baarsaabka dowlad deegaanka Trans Nzoia George Natembeya ayaa ku eedeeyay dowladda inay iska indha tirtay amar maxkamadeed
Natembeya ayaa dalbanaya in dib loogu soo celiyo ilaaladiisa amniga sida maxkamaddu amartay.
Waxaa uu intaas ku daray in qofna aysan ka hor istaagi doonin inuu hadlo.
Home Wararka Kenya DHAGAYSO: Baarsaabka ismaamulka Trans Nzoia oo dowlada ku dhaliilay diidmada amar maxkmadeed




