Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Guddoomiye Cawad oo lacag ugu deegay ceel biyood laga hirgalinayo Galgaduud deegaan...

DHAGEYSO:Guddoomiye Cawad oo lacag ugu deegay ceel biyood laga hirgalinayo Galgaduud deegaan ka tirsan

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa lacag wuxuu ugu deeqay Ceelbiyood laga Hirgalinayo deegaanka Lajiide ee gobolka Galgaduud Ceelkaas oo dadka deegaankaas ku nool ay si aad ah ugu baahi qabeen.
Qaar ka mid ah odayaasha deegaankaas,Qurba Joog, shacabka iyo Masuuliyiin dowladda dhexe iyo maamulka Galmudug ka tirsan ayaa ka qayb galay munaasabad uu gudodomiyuhu lacagtaas ku wareejinayay waxayna ugu Mahadceliyeen dadaalkiisa uu kaga qayb qaadanayo dhismaha Ceelbiyoodkaas.

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa ayaa dhankiisa sheegay in qayb ka mid ah dhaqaalaha Ceelbiyoodkaan lagu qodayo ay waqaf lagu bixiyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments