DHAGAYSO: Culimada Daanyeere oo codsanaya in Dugsi loo dhiso carruur barata Quranka Kariimka

0
43

 

Qaar ka mid ah culimada tuulada Daanyeere oo ka tirsan deegaanka Balambala ismaamulka Garissa ayaa dalbanaya in dugsi  loo dhiso carruur arday ah oo qorraxda ku baranaya kitaabka qur’aanka Kariimka. Cida doonaysa inay caawiso  waxaa ay kala xariiri kartaa lambarkan oo ah 0703577830