Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Donald Trump oo maanta xafiiska banaynaya

Donald Trump oo maanta xafiiska banaynaya

Madaxweynaha Maraykanka ee looga guulaystay doorashadii madaxtinimo ee halkaas ka dhacday dabayaaqadii sanadkii hore Donald Trump ayaa la filayaa inuu maanta si rasmi ah u baneeyo aqalka cad.
Waxaa uu talada ku wareejinayaa Joe Biden oo ay ku xigeen u tahay Kamala Harris.
Hoggaamiyaha qabanaya hoggaanka Maraykanka, Joe Biden ayaa sheegay inuu si weyn ula tacaali doono cudurka COVID-19.
Maraykanka ayaa ilaa iyo hadda laga diiwaangeliyay ugu yaraan 24.2 milyan oo ah kiisaska caabuqa corona halka in ka badan 400,000 oo qof ay cudurka u dhinteen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments