DHEGEYSO:Xukun dil ah oo lagu riday Haweeneydii loo heystay dilka gabadhii yareyd ee Saabiriin

0
81

Maxkamadda Daraja koowaad ee magaalada Galkacyo ayaa xukun dil ah ku xukuntay eedeysane Hodan Maxamuud Diiriye, oo loo heystay dilka Saabiriin Seylaan Cabdullaahi oo dhawaan ka dhacay magaalada Gaalkacyo.
Seygeeda ayaa Cabdicasiiis Nuur Xaashi ayaa isna lagu xukumay hal sano oo xabsi ah iyo ganaax lacageed oo gaaraya 500 oo doolar.
Meydka Saabiriin ayaan weli la aasin oo talaagada ku jira si ay cadaalada u hesho.
Garsooraha Maxkmadda ayaa sidan ugu dhawaaqay xukunkeeda.