CAF oo abaal marin guddoonsiisay madaxweynaha Kenya

0
117

Madaxweynaha dalka Dr. William Ruto ayaa la guddoonsiiyey billadda waxqabadka ee sanadkan 2025-ka.
Waxaa abaal marintan bixiyey xiriirka kubadda cagta ee Afrika ee (CAF).
Hoggaamiyaha qaranka ayaa lagu sharfay doorka uu ka qaatay kobcinta iyo horumarinta kubadda cagta ee Kenya iyo qaaradda Afrika.
Waxaa xalay billaddan magaalada Rabat ee dalka Morocco ku guddoontay safiirka Kenya ku matasha Morocco Ambassadoor Jessica Gakinya.