DHEGEYSO:Hoggaamiyeyaasha mucaaradka oo dhaleeceeyay dowladda Ruto

0
110

Qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha mucaaradka midoobay ayaa weerar xooggan ku qaaday maamulka madaxweyne Ruto oo isku dayaya inuu soo jiito codkooda dadka deegaanka Malava si ay ugu codeyaan musharaxa xildhibaan ee xisbiga UDA iyagoo mashaariic horumarineed ka bilaabaya aaggaas.
Hoggaamiyayaasha ayaa madaxweynaha ku eedeeyay inuu mashaaricdan 3-dii sane ee la soo daafay uusan dhamaystirin balse uu hadda isku dayaayo inuu dadka deegaanka tusiyo wax qabadkiisa si ay ugu codeyaan musharaxiisa.