Kormeerayaasha matalayay Midowga Afrika ee AU-da ayaa sheegay in doorashadii dhawaan ka dhacday waddanka Tanzania ee lagu doortay madaxweyne Samia Suluhu Xasan ay ku xadgudubtay mabaadi’ida dimuqraadiyadeed.
Sidoo kale , ma aynan waafaqin xeerarka caalamiga iyo hal-beegyada lagu qiimeeyo doorashooyinka dimuqraadiga ah ayaa lagu yidhi bayaanka.




