DHEGEYSO:ODM oo xoojinaysa midnimadeeda

0
153

Xisbiga ODM ayaa sheegay inuu ka shaqeyn doono xoojinta midnimadiisa ka dib geeridii ku timid hoggaamiyahoodii Raila Amolo Odinga.
Barasaabka ismaamulka Kisii sidoo kalena ka mid ah ku xigeennada hoggaamiyaha ODM Simba Arati ayaa sheegay in ay ilaa 2027-da ka sii mid ahaan doonaan maamulka dowladeed ee la ballaariyey.
Waxaa uu sheegay in xitaa iyadoo ay garab siinayaan dowladda aynan marnaba oggolaan doonin xadgudub iyo cadaalad darro.