Wasiirka wasaaradda adeega dadweynaha iyo barnaamijyada gaarka ah ee dalka Geofrey Ruku ayaa sheegay in la caawin doono dadkii uu saameeyay dhul’go’I ka dhacay dowlad deegaanka Elgeyo Marakwet.
Tirada dadkii ku dhintay dhul go’ii saameeyay Bariga Marakwet ee ismaamulka Elgeyo Marakwet ayaa gaartay 26 qof taasi oo sare u kacday.
Dowlada ayaa ballan qaaday in ay taageri doonto dadkii ay ku habsatay musiibadaas.
Home Wararka Kenya DHEGEYSO:Dowlada oo sheegtay in ay caawin doonto dhibanayaasha dhul go’ii saameeyay Bariga...




