Mas’uuliyiinta dalka Brazil ayaa sheegay in tirada dadka ku dhintay howlgallo ay ciidamada booliiska ka sameeyeen magaalada Rio de Janeiro ay gaartay 132 qof.
Howlgallada ayaa la fuliyey Talaadadii 28-kii bishan.
Saraakiisha ammaanka ee Brazil ayaa tobaneeyo sano ku dadaalaya xakameynta kooxo burcad ah.




