Wararka Kenya 6 qof oo ku dhintay shil gaari oo ka dhacay wadada isku xirta Nairobi-Nakuru By star - October 25, 2025 0 427 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Lix qof ayaa ku dhintay shil gaari oo ka dhacay agagaarka Soy Sambu ee Gilgil oo ku taal Wadada Weyn ee isku xirta Nairobi-Nakuru. Lixda qof ayaa ku safrayay gaari gaar loo leeyahay waxaa uuna ku dhacay baabuur kale abbaare 4:00 subaxnimo.