DHAGEYSO:Taliska Ciidanka Dhulka Soomaaliya oo Bogaadiyay Ciidamo Tababar Soo dhamaystay

0
525

Taliyaha Ciidanka dhulka ee xoogga dalka ayaa ku booriyay Ciidamo Cusub oo Kumaandoos ah Kuwaasoo dhawaan tababarka ku soo qaatay dalka Turkiga inay u diyaar garoobaan in Qarankooda ay ugu adeegaan si hufan.
Taliyaha ayaa Hoosta ka Xiriiqay in Ciidamadaan markii la qorayay loo maray sida ugu Haboon dhamaan deegaanada Soomaaliyana laga soo wada Qoray ayna Yihiin kuwo Shacabka Soomaaliyeed ay ku hurdi Karaan.