Wakiilka golaha deegaanka Seretet Cheptoloriet ee deegaanka Belgut Aaron Rotich ayaa ku dhaleeceeyay saraakiisha booliiska karti la’aantooda ku aaddan ciribtirka khamriga sharci darrada ah ee aagga Belgut.
Waxaa uu hadalkan jeediyay xilli uu shalay ka qayb galay munnaasabada maalinta halyeeyada qaranka ee Mashujaa Day.




