DHEGEYSO:Qoysaska seddax qof oo lagu dilay garoonka Kasarani oo cadaalad dalbanaya

0
455

Qoysaska dadkii lagu toogtay gacan ka hadal ka dhacay xarunta Isboortiga ee Moi International, Kasarani, Khamiistii, ayaa dalbanaya cadaalad.
Vincent Otieno Ogutu iyo Evans Kiche ayaa ka mid ah saddexda qof ee ilaa hadda la xaqiijiyay inay dhinteen, iyadoo qoysaskoodu ay ku adkaysanayaan in ay helaan cadaalad.