DHEGEYSO:Qoyska wiil muddo ku xanuunsan Dadaab oo caawimaad codsanaya

0
1003
Xerada qaxootiga ee IFO ee dalka Kenya

Qoys uu in muddo ah wiil ka xanuunsan yahay ayaa bulshada ka codsaday in la caawiyo sida uu faahfaahinaya Maxamad Baaruud Xuseen oo warbixintan ka soo diray Dadaab.

Haddaba ciddi awooddo in ay qoyskani caawiso waxay kala xiriiri kartaa lambarka ah 0707836759