Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Shacabka Switzerland oo loogu baaqay inay diidaan soo jeedin niqaabka lagu mamnuucayo

Shacabka Switzerland oo loogu baaqay inay diidaan soo jeedin niqaabka lagu mamnuucayo

Dowladda Switzerland ayaa codbixiyayaasha dalkeeda ku boorrisay inay ka soo horjeestaan soo jeedin la xiriirta in gebi ahaanba la mamnuuco isticmaalka indha-shareerka.
Tani ayaa imaanaysa iyadoo 7-da bisha saddeexaad ee sanadkan lagu wado in wadankaas ay ka dhacdo afti wax looga beddelaya dastuurka.
Dowladda ayaa sheegtay in arrintan oo lagu dhaqaaqo ay saameyn ku yeelanayso dalxiiska.
Si isbeddel dhanka sharciga Switzerland loo sameeyo waxaa loo baahan yahay saxiixyo ah ugu yaraan 100,000 .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments