DHEGEYSO:Musalia Mudavadi oo difaacay xisbiga UDA

0
377

Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda iyo qurba-joogta ahna madaxa golaha wasiirada ee dalka Musalia Mudavadi ayaa difaacay xisbiga uu hoggaamiyo madaxweynaha qaranka William Ruto ee UDA.
Waxaa uuna dhaliil u jeediyay madaxda Mucaaradka oo uu hoggaaminayo Rigathi Gacagua.