DHEGEYSO:Baarsaabka Makueini oo ka hadlay awood qeybsiga

0
410

Barasaabka ismaamulka Makueni Mutula Kilonzo Junior ayaa sheegay in madaxda kowntigiisa aysan ogolaan doonin in gobolka uu soo faragaliyo dowlada la awood qeybiyay.
Isagoo ka hadlayay magaalada Mavindeni, ee ismaamulka Makueni ayaa hadaladiisa waxaa ka mid ah.