DHEGEYSO:In ka badan 5,000 oo qof oo ku nool ismaamulka Kajiado oo ka faa’idaysanaya mashruuca dowladda

0
373

In ka badan 5,000 oo qof oo ku nool ismaamulka Kajiado ayaa hadda ka faa’iideysanaya mashruucii isku xirka ee ugu dambeeyay ee dowladda, kaas oo looga gol leeyahay in lagu ballaariyo helitaanka koronto jaban oo ku baahsan dhulka miyiga ah.
Mas’uuliyiinta kajiado ayaa ku baaqay in lala shaqeeyo dowladda halka wasiirka tamarta Opiyo Wandayi ayaa sheegay in dowladda ay waajib ka saaran tahay in dadweynaha ay helaan adeegyo.