DHEGEYSO:Madaxweyne Ruto oo digniin u diray saraakiisha dowlada oo ku hawlan Musuqmaasuqa

0
496

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa ku dhawaaqay dagaal dhan walba ah oo ka dhan ah dhaq-dhaqaaqa caafimaadka iyo wax soo iibsiga, isagoo uga digay saraakiisha musuqmaasuqa inay faraha kala baxaan ama ay cawaaqib xumo la kulmi doonaan.
Mar uu arrimahani ka hadlayay madaxweynaha qaranka ayaa hadaladiisa waxaa ka mid ah.