DHEGEYSO:Wakiilka haweenka Machakos oo dhaleeceysay burburinta guryaha Mavoko

0
381

Wakiilka haweenka ismaamulka Machakos Joyce Kamene Kasimbi ayaa dhaleeceysay burburinta guryaha ee Mavoko iyo kuwa Portland, iyadoo ku tilmaantay guryahan inay yihiin hantida kaliya ee ay leeyihiin bulshada Akamba.
Mar ay arrimahani ka hadlaysay ayaa hadaladeeda waxaa ka mid ah.

Dhinaca kale hogaamiyaasha haweenka ah ee Gobolka Ukambani oo ay hogaaminaysay wakiilka haweenka Machakos ayaa ka hadlay fadeexada nidaamka SHA.
Wakiilka haweenka Machakos ayaa weerar afka ah ku qaaday madaxweyne William Ruto.