Waxaa dibadbax sameeyay waalidiinta iyo carruurtooda dhigta dugsiga hoose dhexe ee Hindi ee ismaamulka Lamu.
Waxay dalbanayaan in la xiro goob dhagaxaanta laga soo saaro oo u dhow dugsigaasi.
Waalidiinta ayaa xusay in howshaasi loo adeegsanaya kiimiko saameyn ku yeelan karto ardayda.