DHEGEYSO:Shacabka Baringo oo cabasho ka muujiyay fatahaad

0
851

Dadweynaha ku nool Marigat oo ka tirsan ismaamulka Baringo ayaa cabasho ka muujinaya saameyn ka dhalatay harada Baringo oo soo fatahday.
Waxay baaq u direen maamulka qaran ee qaabilsan dhisidda waddooyinka waawayn ee KeNHA maadaama biyaha halkaasi buuxdhaafay ay carqaladeeyeen howlaha gaadiidka .