DHAGEYSO:Qaar ka mid ah shacabka Muqdisho oo soo dhaweeyay heshiiska doorashada

0
668

Ayadoo madaxda Soomaalida ay soo afjareen Khilaafkii ka dhexeeyay ee dhanka doorashada ahaa shalayna Magaalada Muqdisho lagu qbatay Munaasabad weyn oo lagu Saxiixay laguna shaaciyay Heshiiskii doorashada ayaa waxaa aragtidooda ka dhiibtay shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Muqdisho.

Dhanka kale Qaar ka mid ah ardaydii Sanadkii hore ku dhacay Imtixaanaadka shahaadiga ah,Waalidiinta iyo Barayaasha Gobolka Banaadir ayaa Cabasho ka muujinaya inaysan u suurogalin ku biiritaanka Markale Imtixaanka Qaranka ee Dugsiyada Sare.

Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayay Xalay ku sheegtay in ardayda aan wali helin kaararka Imtixaanka ay muddo labo toddobaad ah ka dib imtixaanka si gaar ah u gali doonaan.