Israa’iil oo oggolaatay in gargaar la geeyo Qaza

0
352

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in Israa’iil ay fududeysay qaar ka mid ah xayiraadihii ka jiray Qaza.
Waxay intaasi ku dartay in ay oggolaatay in lala wareego gargaar lagu siday 100 baabuur ah.
Jimciyadda qurumaha ka dhexeysa ayaa sheegtay in gargaarkan uunan ku filnayn shacabka gaajeysan ee Qaza.