DHAGEYSO:Askar dad shacab ah dilay oo maanta Xukun lagu riday

0
476

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Waxay Xukun ku riday 3 Askari oo Ciidanka Dowlada ka tirsan kuwaasoo dad shacab ah ku dilay Magaalada Beled-Xaawo gobolka Gedo.
Mid ka mid ah sadexda eedaysane ayay maxkamadu ku Xukun inuu bixiyo Boqol Nee foo Geel ah taasoo ah Magtii Sadam Diiriye Ibraahim maadaama Maxkamadu sheegtay in dilkaasi ku dhacay si Kam’a ah.
Labada eedaysane ee kale ayay Maxkamada Ciidamada Qalbka sida waxay ku Xukunta Dil Toogasho ah sida u uku dahwaaqay Gudoomiyaha Maxkamada darajada Koobaad ee Ciidamada Qalabka sida Qaybta 27-aad Gaashaanle Maxamed Amiin Cabdille Adan.