DHEGEYSO:Siyaasiyiinta xulafada la ah madaxweyne Ruto oo si cad u sheegay inuu xilli labaad soo laabani doono

0
512

Hoggaamiyayaasha xulafada la ah madaxweyne William Ruto ayaa si bareer ah u cadeeyay in uu xilli laabad hoggaamin doono dalka marka la gaaro doorashada guud ee 2027-ka.
Waxaa ay ka dhawaajiyeen in hoggaamiye qaran oo hore uusan hal xilli hoggaamin dalka aysan ne ku dhici doono William Ruto.

Dhanka kale hoggaamiyayaasha mucaaradka oo arrintan ka jawaabaaya ayaa cambaareyay hadalada hoggaamiyayaasha la safan madaxweynaha oo ay ku tilmaameen in lagu shubani rabo doorashada 2027-ka.