DHEGEYSO:Deeq raashiin oo loo qaybiyay shacabka Bariga Wajeer

0
173

Xildhibaanka laga soo doortay deegaan barlamaaneedka Bariga Wajeer Aadan Daauud ayaa maanta waxaa uu shacabka deegaankiisa gaarsiiyay deeq raashiin.
Qodob wareedkan oo dhamaystiran waxaa ismaamulka Wajeer inooga soo diray wariyaheena Cabdirahmaan Mucaawiye.