Xildhibaanka laga soo doortay deegaanka Bariga Embakasi Babu Owino ayaa ku baaqay in tallaabo adag oo sharci ah laga qaado Ciidamada Booliska ku xadgudba Kenyaanka.
Hadalkan ayuu jeediyay xili uu ka qeyb galayay aaska Albert Ojwang.
Home Wararka Kenya DHEGEYSO:Xildhibaanka bariga Embakasi oo ku baaqay in talaabo sharci ah laga qaado...