Wararka Kenya DHEGEYSO:Barasaabka Kakamega oo dhaliilay dhgiisa Trans Nzoia By star - July 5, 2025 0 215 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Barasaabka ismaamulka Kakamega Fernandes Barasa ayaa ku dhaliilay dhigiisa dowlad deegaanka Trans Nzoia, George Natembeya, inuu isku dayo in u isu soo bax siyaasadeed ku qabto Kakamega. Waxaa uuna ugu baaqay Natemebya in uu qadariyo ismaamulkiisa. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2025/07/Kakamega.mp3